Home Afsomali Dowlada Somaliya iyo qaramada midoobey oo balan qaaday wax u qabashada barakacayaasha...

Dowlada Somaliya iyo qaramada midoobey oo balan qaaday wax u qabashada barakacayaasha ku sugan gudaha dalka

Raiisal wasaare Ku xigeenka Dowladda federaalka ah ee soomaalia  Mahdi Maxamed Guuleed  ayaa  daah  shir looga hadlayo sidii daddka soomaaliyeed ee  barakac yaasha ah  xal waara loogu heli lahaa  kuwaas oo  ku baracay  gudaha dalkeenna soomaalia .

 

Shirkaan  uu daahfuray ku xigeennka raysul wasaaraha soomaaalia ayaa waxaa ka soo qaybgalay  golahaa waasiirada xukuumadda soomaali iyo mas uuliyiin ka soctay  golahaa amaanka ee jamciyda  quruumahaa ka dhexeysa.

 

Waakan mahdi maxamed oo kahadlaya  waxaa shirkaan uu yahay  iyo muhiimadda uu u leeyahay shacabiga soomaaliyeed gaar ahaan  barakac yaasha soomaaliyeed ayuu xusay in la dardar galin doono waxbad muuqda oo ku wajahan dadka barakacaasha ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.