Shir jarid oo uu ku qabatay gorinka diyaraha magalada muqdisho
Taliyha hogaanka ilaalinta canshuraha iyo dhaqalaha dowlada janaraal Cabdulhi Xasan Bariise ayaa waxa uu faafaahin ka bixiyay saraakiil bolice iyo shaqaale katirsan wasarada maaliyada soomaaliya kuwaas oo loo xiray arimo musuqmasuq laxarira
Sidoo kale taliye barise waxa uu shegay in aay jiraan sarakiil bolis ah oo xeran oo iyagana loo yahsto musuqmasuq islamrkana lamaha dabibarista aay ku hayan baraitno kala duwan
Taliye barise waxa kaloo uu shegay in aan marnaba aan loo dulqadan donin in lamusmaqsuqa xoola shacabka canshuurta looga qaaday isagoona shegay in shqsiyadkii aay arintasi ku cadadto lageyn doona maxkmadaha aay arimahasi quseyaan