Dowladda Kenya ayaa sheegtay in uu soo wajahay dhibaato dhaqaalle, islamark aana lacago badan oo deyn ah ay ka dalb aneyso bangiga adduunka. Lacagta deyn ta ah ayaa gaareysaa 750 milyan oo dool ar si dowladda Kenya ay lacagtani ugu ad eegsato misaaniyad sannadeedkaan ka dib markii ay ku guuldaraystay in ay kor dhiso dhaqaallaha loo baahan yahay. Wargeyska Financial Times ayaa hor raantii bishan ku warramay in deymaha la gu leeyahay Kenya ay sare u kaceen maa dama uu deyn badan kasoo amaahday da lka Shiinaha. Waxaana kamid ahaa 4.8 bil yan ee doolar ee lagu dhisay tareenka cas riga ah. Kenya ayaa markii ugu horreysay wada xaajood kala yeelaneysa bangiga adduunka si uu deyntan u siiyo.