Home Afsomali Dowlalada oo joojisay Qaadkii jowhar la geyn jirey xili ay socoto Doorasho...

Dowlalada oo joojisay Qaadkii jowhar la geyn jirey xili ay socoto Doorasho xasaasi ah

Qaadka magaalada Jowhar ayaa shalay iyo maanta waxaa laga qaaday magaalada Muqdisho, kadib markii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ay joojisay Diyaarad Qaadka geyn jirtey magaalada Jowhar.

Maxamed Diiriye Khaliif  oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno la socday ayaa la kulmay ganacsatada Qaadka soo degsata, si ay u hubiyaan dhaqangalka go’aanadaasi, oo ujeedkiisu ahaa xal ka gaarista murano iyo khilaaf ka dhex jira.

Maxamed Diiriye Khaliif Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa warbaahinta uga waramay go’aankaasi dhaqan galkiisa.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.