Banaanbax xoogan oo looga soo Horjeedo Maamulka Gobalka Banaadir ayaa ka dhacay degmada Kaaraan ee Gobalka Banadir.
Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa la sheegay in ay Ka soo hor jeedaan dhismaha Maamulka Gobalka Banadir uu ku sameen doono Schoolka Maxamuud axmed Cali, oo dhawaan la sheegay in laga dhisayo Iskoolka Farsamada Gacanta.
shacab kala duwan ayaa xiray Isgooska Fagax iyo Sanca waxa ayna Gubayeen Taayaro iyo Baco.
Waxay ku dhawaaqayeen Erayo ka dhan ah Schoolka Wada dhis ama iska daa.
Dhawaan ayaa waxaa Dhagax dhigay dhismaha Schoolkaas Gudoomiyaha Gobalka Banadir Taabit Cabdi.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view