Home Afsomali Dulmi diidoo dulmi doonaan aragnay ee haku qaraaban.magac qabiil

Dulmi diidoo dulmi doonaan aragnay ee haku qaraaban.magac qabiil

Inta qabiilka diida hadana ki qaraabata waxaa ugu horeeya madaxweyne farmaajo iyo raiisalwasaarihiisa kaliii wiilnwaxaana xafiisyadooda buuxdhaafiyey ergooyinka maxaan iyo murusade iskuugu jirata

Masuuliyinta xilalka kala duwanka haaya dalka soomaaliya ayaa ka siman in ay ku fadhiyaan magac qabiil isla maraakan ay iyagu kaligood isaga manaafacsadaan xubinta ay tolkooda ugu magacaaban yihiin .

Masuulka xilka haaya ayaa ku dooda qaarkood in ay qaranka ugu shaqeynayaan xafiiska uu haayo,waxayna so fudud ku iloobaan 4.5 in lagu magacaabay .

Maasuulka xilka haaya wuxuusan marnaba ka maarmi karin in fikirkiida saxaafadu ugu budbiso si sahlan .
Ka hor inta aan xilka loo magacaabin shaqsigii bulshada ugu firfircoonaa ee asxaabta la sheekeysan jiray wuxuu bilaabaa in uu iska takooro bulshada intanaan xilka heynin wuxuuna rafiiq la noqdaa madada ilaalada leh .

Seaxafiga ayaa la kulma in masuuliyiintu talephonka ku dhageystaan xili aanan ka rabin shaxaad .sheeko.balse uu daneynayo in uu war ka helo si uu u soo xigto

Waxaa la diidan yahay in su.aal la weydiiyo waayo masuulku wuxuu jecel yahay inla sii daayo waxa uu shirka jaraid ka sheego oo qura mana doonayo in ay dhexgalaan su.aalo kale barnaamijka uu wato .

Wuxuu ismoodsiiyaa in loo magacaabay xilkii isku filnaanshiya waayihiisa
Idaacadaha tv yada iyo website yada ayaa ah kuwo si raqiis ah loo helo waxayna kaga xiran tahay in midkood uu talephon u diro ka dibna ka dalbado inta xafiis ee uu u baahan yahay.

Wariye ayaa igu iyiri wasiir aan isku reer nahay oo talephonkiisa gacanta iga qaban waayey ayaa ii soo dorey war cabasho ah ane waan ka diiday in aan warkiisa baahiyo waayo ….maba jiraan wax aan ka sugayo oo uu qabanayo.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.