Duqow iyo caruur duleydka Muqdisho soo gaaray oo sheegay in cuno iyo daawo lagu gargaaro
Barakacayaashaa cusub oo ka kala yimid gobolada koofur galbeyd gado iyo jubooyinka waxayna guryahoodii baarahoodii xoolo iyo dhamaan wixii ay lahaayeen uga soo carareen colaad iyo abaaro mudo dheer ay daris la ahaayeen .
Waxayna haatan ku nool yhiin deeganka weydow oo inta badan ay ku nastaan oo aan laheyn baco musqulu biyo nadiif ah iyo goobo caafimaad
Qaar ka mid ah barakacyaasha oo warbaahinta la hadlay ayaa bulshada Somaliyed iyo beesha caalamka ugu baaqay in garab lagu siiyo wax ka bedelka noloshooda loona sameeyo gurmad caalimi ah
https://youtu.be/Xm4y6LPSV8U