Home Afsomali Ethiopia oo sameysatay ciidamo nooc cusub ah

Ethiopia oo sameysatay ciidamo nooc cusub ah

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa Waxuu shalay Tababar usooxidhay ciidanka Ilaalinta Jamhuuriyada oo ah ciidan Kucusub Itoobiya.

Warkasoobaxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in ciidanki ilaalin doono Madaxtooyada,Raysal-wasaaraha,Masuuliyiinta Dowlada ugu sareeya iyo Qoysaskooda.

Ciidaankan oo ah ciidan cusub oo Abiye Ahmed aas aasay ayaa waxuu qatay tababar kaladuwan oo heer sare ah.

Warka kasoo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay jn ciidanka amar buuxa lagu siiyay inay kahor tagaan weerar kasta oo ay saaqaadan ciiidamada Qaswadayaasha ah  sugaana amaanka madaxda dowlada istcmaalana waxkastoo suuragal ah si ay dalka iyo dastuurka ubad-baadiyaan.

Talaabadan ayaad moodaa miduu Abiye Ahmed kaga gaashaaman hayo weerar ama Afganbi milatari oo lagu sameeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.