Home Afsomali Faahfaahin laga helay Qarax ka dhacay Muqdisho

Faahfaahin laga helay Qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan Qarax nuuciisa uu yahay Ismiidaamin, kaasi oo ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, sida ay warbaahinta  u sheegeen saraakiisha Ciidamada.

Qaraxan oo dhacay markii ay soo dhaweyd Tukashada Salaadii Jimcaha ee  ayaa si weyn looga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir.

Qof ka howlgala gudaha xabsiga dhexe ayaa inoo sheegay Qaraxa in uu fuliyay nin naftiis hure ah, kaasi oo doonayay in uu isku Qarxiyo gudaha Masjid ku yaalla halkaasi, balse markii Ciidamada ay celiyeen uu ku Qarxay Masjidka hortiisa.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.