Home Afsomali Farmaajo yaa mariixaan ahooy oo aan xil u magacaabaa

Farmaajo yaa mariixaan ahooy oo aan xil u magacaabaa

LIISKA QABYAALADEED EE FARMAAJO JUFFADIISA XILALKA UGU TIXAY EE AAN WALIBA DHAMEEYS TIRNEYN!!!

Madaxweyne Farmaajo oo Jufadiisa hoose ku Tixay Xilal kala Duwan xitaa Marexan oo dhan ma ahan waa Jufadiisa hoose

1- Cabdulahi Faarax Taano Safiirka Somalia u Fadhiya Dalka Qatar 🇶🇦 Mareexan reer Diini

2- karar Dhoomey Agasimaha Wasarada Batroolka & Macdanta Mareexan reer Diini

3- Cabdirisaaq Caato Agasimaha Villa Somalia 🇸🇴 Mareexan Reer Diini

4- Xuseen Cabdi Aadan Gudoomiye ku xigeenka 1 kowaad ee Doorashada Qaranka Mareexan Reer Diini

5- Ahmed Daahir Mohamed Safiir ku xigeenka Dalka Imaradka ahna Qunsulka guud ahna hadda muddo ku dhaw labo Sano Mareexan Reer Diini

6- Cabdi Sataar Mohamed Geelle isku xirka Mamul Goboledyada & Xafiiska Madaxweynaha Mareexan Reer Diini

7- Balaal Mohamed Cismaan Madaxa Xafiiska Madaxweynaha ahna la Taliyaha Arimaha Dibada Ahna Xog haya gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo Mareexan Reer Diini

8- Cali Mire Ducaale Taliyaha NISA ee Jubbaland

10- General Cabdulahi Sanka Taliyaha Ciidama Gobolka Gado Mareexan Reer Diini

11- Zakariye ismaaciil Xersi Agaasimaha guud ee Hay ada NISA MAREEXAN REEE DIINI

12- Cabdulahi Aadan kulane Taliyaha Hoowl galinta Ciidamadda Nisa Mareexan Reer Diini

13- Farxaan Gurxan Xughaya Kowaad ee Safarada Somalia ee ku leedahy Dalka KOWEAT Mareexan Reer Diini

14- Ahmed Caafi la taliyaha Madaxweynaha Dhanka Mamulka Galmudug Mareexan reer Diini

15- Ahmed Abdiraxmaan Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka Zambia 🇿🇲 Mareexan reer Diini

16- Abdi Nuur Gaas Agasimaha Hormarinta Bank of Somalia Mareexan Reer Diini

17-Abdi wali Shiikh juqraafi Agaasime ku xigeenka Hay ada Socdaalka & Jinsiyada Somalia Mareexan Reer Diini

18- Ali Seerar Jareere Agasimaha Arimaha Ababulka & Xariirka Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini

19- Saacid Xaaji la taliyaha Dhanka dhaqalaha Madaxweyne Farmaajo Qabiilkisu waa Mareexan Reer Diini

20- Abdi Caana Nuur Taliye ku xigeenka Airportka Moqdisho Mareexaan Reer Diini

22- Ahmed Ugaas la taliyaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini

Liiska ma dhameeystirna, mana dhawa, baaritaan ayaana liiskan ku socda, si joogto ah ayaana loo cusbooneeyn siin doonaa (update-gareeynaya). Next time marka la daabaco, intan wuu Ka dheeraan doonaa, inshaa Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.