Home Afsomali Fariin yaab leh oo ka timid Hooyga Fanka Dhaqanka iyo Hiddaha. (National...

Fariin yaab leh oo ka timid Hooyga Fanka Dhaqanka iyo Hiddaha. (National Tiatar)

Fariin ka timid Hooyga Fanka Dhaqanka iyo Hiddaha.
(National Tiatar)Xilka aad guddoontiyo haddaad waajib gudaneyso.

Ku giriifi maayee haddaan gocoshadeey sheegto.

I dhegeyso guuroow Xogbaan soo gudbinayaaye.

Guri Dhaqanka Soomaaliyeed Geliyay Diiwaanka.

Oo lagu Gam,oo waxan ahaa Garasho talaaye.

Hal-abuurka Goob lagu lisoo Gaaxda lagu maalo.

Golihii waxaan ahay Murtida Gaawaha u Sidaye.

Garaafada haddii leyga tiro saaran Gibilkeyga.

Gurmad Qarana aan helo waan Godla laahaye.

Biladaan guddoonsiin lahaa Gaarhayaha guude.

Bulshadaan gardaadsiin lahaa Goor iyo ayaane.

Gaarsii Madaxda waxeey iigalaan waan u Gudayaaye.

Xigasho. Abdirizak Jama Elmi Black

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.