https://youtu.be/XcbtoYAPRYs
Madaxweyne Deni “Dowladdnimada Soomaaliya in la dhiso waxay u baahantahay Wakhti, Fikir, Maal, Sabir, Midnimo iyo Wadajir. Dal waxaa lagu dhisa Sharci, kala danbeyn iyo wax heshiis lagu yahay, Waxaa la rabaa in Sharciga dalka dhidabada loo aaso, Dastuurkiisa la dhameystiro, Dowladdnimadiisa iyo Hay’adihiisana ay sharci ku dhisnaadaan”