https://youtu.be/t02wPxWKIcw
Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi farmaajo ayaa sheegay in howlagalada ka dhanka ah Alshbaab ay ee Ciidamada qalabka sida ay ka wadaan gaobalada dalka ay sii socon doonaan tan iyo inta taago ka mid ah dalka ay shabaab ka joogan kadib socdaal uu manat ku tagay denada sabiib iyo caanoole.
Madaxweynaha ayaa ku mid mid isu dul taagay dhuufeesyada ciidamadu ay goobtan aya kasaaareen Alshbaab ka sameysteen waxaan uu warbixin ka dhageestay saraaiksiah ciidamada xooga ee halkan ku sugneyd oo horkacayey taliyaha ciidanka Lugta Dalka Generaal odowaa
Taliyaha Ciidanka Xooga S/gaas aadan cilmi indha qarsho ayaa sheegay in dhici doonin in ciidamada ay halkan ka laabtaan.
Madaxweynaha ahana taliyaha Guud ee Cidamada Qalabka sida ayaa goobtan u yimid si uu waxbadan uag ogaado xaalada ciidamada iyo xoojinta holwagalada dalka looga sifeenayo Alshbaab, waxaana u bogaadiyey ciidamad goobtan ka saaray alshabaab isagoo sheegay in shacabka ku nool degaanada la difaaco.
Madaxweyanaha ayaa sheegy in howlagalni uu sii socn doona ilaa inta shaaab ay meel ka mid ah soomaliya lagu sheego waxaana uu kula dardaarmay ciidamada joogteyta holgaladan si aysan kooxdaasi fursad ugu helin maleegida qaraxyo ay la eegtaan shacabka.