Home Afsomali Farmaajo oo soo gaabiyey safarkii uu ku tagay DRC kuna soo laabtay...

Farmaajo oo soo gaabiyey safarkii uu ku tagay DRC kuna soo laabtay Muqdisho

 

Farmaajo -Somalisan

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu safar shaqo ku gaaray Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo (DRC).

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo Mudane Felix Tshisekedi ahna Madaxweynaha Midowga Afrika.

labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal , ayadoo madaxweyne Farmaajo ka mahadceliyey dadaalada ay Soomaaliya ka wadaan Midowga Afrika oo uu hadda Madaxweyne ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.