Home Afsomali Farmaajo shalay seddax dharbaaxo oo talantaalli ah ayaa ku dhacday.

Farmaajo shalay seddax dharbaaxo oo talantaalli ah ayaa ku dhacday.

Farmaajo shalay seddax dharbaaxo oo talantaalli ah ayaa ku dhacday.

Seddaxduba waxey dibada soo dhigeen hoggaamiye kooxeednimadiisa. Tan koowaad, waa dhacdaddii garoonka diyaaradaha oo muujisay in nabadsugiddiisu dhaqan maleeshiyaad leeyihiin. Tan labaad waa shirkii uu ku soo uruursaday haraagii hoggaamiye kooxeedka iyo kuwii hormuudka u ahaa xasuuqii Itoobiya.

Tan seddexaad waa canbaareyntii uga timid Midowga Afrika, dunida inteedii kalana ku raaceen. Ruuxii maanta ka dib sii agjooga waa qof u af-duuban, sababtuba sidey doonto ha noqotee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.