Home Afsomali Full VIDEEO Maamulka puntland oo dalacsiiyay taliye xaaskiisa ku riday cudurka HIV...

Full VIDEEO Maamulka puntland oo dalacsiiyay taliye xaaskiisa ku riday cudurka HIV AIDS.

60
0

Maamulka puntland oo dalacsiiyay taliye xaaskiisa ku riday cudurka HIV AIDS.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka maamulka Puntland Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne kuxigeenka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here