Home Afsomali Full VIDEO 14-ka Ogoosto waxaan u aqoosaday maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa  ee...

Full VIDEO 14-ka Ogoosto waxaan u aqoosaday maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa  ee dalka somaliya

Munaasabadda Daahfurka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaalanka Musuq-Maasuqa.
Iyo ku biirtaanka gudiga la dagaalanka caalamiga ah ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdiaho .

Munaasibada oo aheyd mid  si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweyne farmaajo iyo goloyaasha dowlada iyo xukumada bahda garsoorka  saraakiil ciidan iyo ururada bulshada kooxda fanaaniinta  onkod  ee ciidanka asluubta

Shirku intii uu socday ayaa looga hadlay dhismaha gudiyadaan iyo sida ugu haboon ee looga bixi karo marxaldaan kala guur ah iyada oo diirada lagu saaray dhaqangalka sharcida la dagaalanka musuqmaasuqa ragaadiyey dalka

Waxaa madashay ka hadlay wasiirka maaliyada wasiirka cadaalada taliyaha cidanka bolice ka gudoomiyaha maxkada sare iyo masuuliyiin kale  kuwaas oo ay dhamaantood quseyso dhaqan galinta sharciga la dagaalanka musuqmaasuqa
Ugu dabeytiina madaxweynaha mudo xileedkiisii dhamaaday ee  farmaajo ayaa munaasibada daahfurka gudiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa  ku soo xirey qudbad dhinacyo badan taabaneyso isagoo iclaa.iyey in sanadkasta 14 ogoust  loo aqoonsado maalinta la dagaalanka Musuqmaasuqa  ee dalka somaliya

Previous articleWasiirka Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka mid noqday Senatarada Aqalka Sare
Next articlePresident Ashraf Ghani leaves Afghanistan Madaxweyne Ashraf Ghani ayaa ka tagay Afghanistan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.