Home Afsomali Full VIDEO 8-da Maarso Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka oo...

Full VIDEO 8-da Maarso Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka oo Hinna Muqdisho ku xustay

Manaasibaan lagu xusay 8 da maarso ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururka horumarinta haweenka soomaaliyeed ee Hinna waxaana ka soo qeybgalay masuutiin xildhibaano dhalinyaro iyo haween ka socday dagmooyinka Gobolka banaadir Qaarkoo

Munaasibada ayaa diirada lagu saaray arimaha horyaala haweenka iyo sidii ay isa cabin lahaa dhibaatooyinka iyo falalka kale ee dumarka lagula kaco

Dhamaan xubnihii munaasibada ka hadlay haweenka ayaa ka sheekeeyey muhiimada ay haweenka u leedahay maalinta 8da marso

Ugu danbeytii waxaa hadalo dhiiri galin iyo gubaabo ka soo jeediyey gudoomiyaha ururka hinna Caasha Cusmaan Ugaas ( Caasha Shaacuur )

Oo munasibada ku soo bandhigtay waxqabadkeeda ku adan ariamah haweenka iyo qaabka ugu haboon ee hawenka danyarta ah wax loogu qabana karo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.