Home Afsomali Full VIDEO Agasimaha guud ee warfaafinta Somaliya oo kulan wada shaqeyn iyo...

Full VIDEO Agasimaha guud ee warfaafinta Somaliya oo kulan wada shaqeyn iyo is baraaho ah la qaatay madaxda..

Agasimaha guud ee warfaanta oo kulan wada shaqeyn iyo is baraaho ah la qaatay madaxda kala duwan ee warbaahinta gaarka loo leeyahay waxaana qodobadii la isla falanqeeyey ka mid ahaa
Isla shaqeynta iyo wada jirka waraahinta dowlada iyo warbaahinada kale
Wada wadaaga xoga iyo wararka dalka iyo dibada iyo u diyaar garowga tabinta doorashooyinka soo dhow waxaana ka hadlaywariyayaasha qaar ka mid ah iyo agaasimayaasha wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta

Previous articleNin kufsi ku dilay gabar 3 jir ah oo uu hooyadeed qabay oo xukun Dil ah lagu fuliyey goor dhawed
Next articleKoox ka qaatayaal ah oo gacanta lagu soo dhigay ( DAAWO SAWIRADA)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.