https://youtu.be/jZthaejLYic
Ciidamadaan oo ah kuwa Kumaandooska Gorgor ayaa Noqonaya dufacadii 7aad oo tababar cidan ku qaatay dalka turkiga
Waxayna Soo Qaateen Noocyada tababarka kala duwan ee Ciidamada sida lugt cirka Dhulka iyo Badda oo dhawaan loogu soo xirey tababarka Dugsiga Isparta ee Dalka Turkiga
Sidoo kale ciidamada tababarka loo soo xiray Ciidamada tababarka dhameystay ayaa dhoolatus military iyo gaaddo ka ciyaar aad u sarreeya ku soo bandhigay xalaf looban oo loogu qabtay dalkaas turkiga
General Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey) oo ah u qeybsanaha arrimaha ciidamada ee safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in dufacddan tii 7-aad ee lagu soo tababara Turkiga, ayna sii socon doonaan tababarada
Isaga oona u mahadceliyey dowlada turkiga oo ka mid ah dalalka sida dhow u taageero Soomaaliya, wuxuuna ka caawiyaan arrimaha ciidanka, caafimaadka, waxbarashada, dhaqaalaha iyo siyaasadda.