Home Afsomali Full VIDEO Ciidamo lagu qabtay dagaalkii Balad xaawo oo la wareystay

Full VIDEO Ciidamo lagu qabtay dagaalkii Balad xaawo oo la wareystay

Ciidamadii Dagaalka Baladxaawo lagu qabtay oo Sheegay in la soo qalday naftooda iyo hantidoodane u hurayaan dalkooda waxayna in taa ku dareen in ay diyaar u yihiin difaaca dalka iyo diinta

Ciidamada ayaa ka sheekeeyey qaabkii lagu soo dagaal galiyey talephonadiina lagala harey ayna horey ugu qorsheysneyd in ay dhanka dowlada u baxsadaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here