Home Afsomali Full VIDEO Cumar Shariif Jeeg “Reer Xamar weynow xarakood Xaawo taako soo...

Full VIDEO Cumar Shariif Jeeg “Reer Xamar weynow xarakood Xaawo taako soo xasuusta .

Mamulak dagmada xamar weyne ayaa digniin u jeediyey degmooyinka kale ee Gobolka Banaadir

Xili ay dagmada Xamar weyne ka socoto olole balaan oo lagu bara kicinaayo shaqinka iyo biyaha wasaqeysan ee dhexyaal wadooyinka iyo suuqyada isla markaana lagu soo celinaayo Bilicda magaalada ayaa waxaa ka qeybgalay howlaha nadaafadeed ee ka socda dagmada gudoomiyaha dagmada xamar weyne Cumar shariif jeeg  iyo  gudiga nadaafada dagmooyinka oo ay la socdaan maamulka dagmadaasi .

Shirjaraaid oo ay si wada jir ah ugu qabteen afaafka hore ee kawaanka maleyga ayey sheegeen in aan loo dulqaadan doonin dadka caadeystay in ay qashinka ku daadiyaan meelaha aan ku habooneyn caafimaad Bulshada wuxuuna gudoomiye Cumar shariif digniin culus u diray cid kasta oo qashin ku daadisa gudaha dagmada xamar weyne ,isaga oo xusay in sharciga la horgeyn doono cidii lagu qabto iyada oo qashina ku daadineysa .

Dagmada xamar weyne ayaa u muuqata Mid ka soo kabaneysa Burburkii soo gaaray xiliyadii dagaalada dhibaatooyinkii ay tirsanayeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.