Home Afsomali Full VIDEO Dowlad iyo shacab Reer puntland hablaha sidaa halaga daayo waa...

Full VIDEO Dowlad iyo shacab Reer puntland hablaha sidaa halaga daayo waa iga talee

Dowlad iyo shacab Reer puntland gabdhaha sidaa halaga daayo waa iga talee
Wax yaabihii aan muuqaalkaan ka maqlo waxaa ka mid ahaa in aan furo waa igu waajibtay 3 dalqadood baan ku furay labadiinaba digtoonaada ma ciidan baan ahay 7 caruur ah buu iga dhalay ma ciidaan siinayaa taliya 24 saac difaac baa ku jiraa mushaarka ciidanku waa wada qaaday aniga mushaarkeygii dhaxda yaa kala baxay intaa iyo in ka badan oo calool xumo ah bal adne maxaa ku dareysaa oo kaa yaabiyey

https://youtu.be/EIQI30X5t5s

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.