Home Afsomali Full VIDEO Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf oo  bulshada Soomaaliyeed kula taliyay

Full VIDEO Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf oo  bulshada Soomaaliyeed kula taliyay

Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf oo bulshada Soomaaliyeed kula taliyay inay qaataantalooyinka Caafimaad ee xakameynta COVID-19

Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf oo  bulshada Soomaaliyeed kula taliyay inay qaataan talooyinka Caafimaad ee xakameynta COVID-19

Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf oo xubin ka ah Guddiga Qaran ee ka Hortagga Covid-19 ayaa dhammaan bulshada ugu baaqay inay ku dhaqmaan talooyinka caafimaad ee lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19, si guul looga gaaro qorshaha bed-qabka iyo daryeelka ummadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.