https://youtu.be/h7ASnGwfr-g
Ehelada maxbuus Xabsiga ku dhintay oo dowlada ugu baaqay in baaritaan lagu sameeyey
Vidiyo iyo sawiro la soo dhigay baraha bulshad ayaa aad looga xumaaday falka la sheegay in lagu sameeyey Maxbuuska dhintay oo ahaa Xasan Kurtun Calasow askari bolice oo faldanbiyeed maxkamadu ku heshay
Shirjaraid oo ay Muqdisho ku qabteen ayey eedeyn iyo dayacaad u soo jeediyeen Taliyihii Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar xirsiile oo talisku cidanka Asluubtu shaaciyeen in shaqo jooji ku sameeyeen arintaan darted ka dib Maxbuus Xasan Kurtun Calasow oo ku xakunaa 8 sano uu ku xanuunsaday xabsiga oo ay sheegeen in gargaarkii laga sugayey ugu badaleen in ay ka gaabiyeen
Ehelada marxuumka ayaa codsaday in si sharci ah lagu qanciyo
Ashayeenka Taliska ciidanka asluubta Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in shaqada laga joojiyey taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile, kadib eedeyn loo jeediyey.
Taliyaha Xabsiga Dhexe ayaa lagu eedeyey in uu isbitaal kala baxay bukaan Xasan Kurtun Calasow , kaasi oo kadib geeriyooday.
Faahfaahinta Maxbuus Xabsiga ku geeriyooday