Home Afsomali Full VIDEO Farmaajo oo tuute gashtay aya Ku Dhawaaqay in Dalku Galay...

Full VIDEO Farmaajo oo tuute gashtay aya Ku Dhawaaqay in Dalku Galay Xaalad Dagaal

he president of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Mohamed Abdullahi Farmaajo has declared the country is in a state of war with the terror group Alshabab and has asked the Somali people to stand with the country’s security agencies in their fight against the terrorists.

“I declare we are in a state of war with Alshabab, this war would no longer be one-sided. I order the security forces to be alert and take part in pacifying the country. This won’t be a war for only the security agencies, we want the public to stand by us.”

The president also gave an ultimatum of 60 days to the youth fighting for Alshabab to surrender and be part of the government’s rehabilitation program.

“I want to call on the Somali youth misled by Alshabab to denounce violence, and the government would welcome them, educate them and create job opportunities for them. I tell them they have 60 days of amnesty, make use of it.”

President Farmaajo said the country faces the triple threats of terrorism, corruption and poverty. He asked for concerted efforts from all sectors to face these threats.

The president also sent his condolences to the families and friends of the innocent people who lost their lives in yesterday’s terror attack in Mogadishu and prays for all those injured in that cowardly attack.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inuu dalku galay xaalad dagaal, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan hawlgallada ka dhanka kooxaha argagixisada ah.

“Waxaan iclaaminayaa in dalka uu ku jiro xaalad dagaal, daagaalkana uusan noqon doonin mid hal dhinac ah. Waxaan amar ku siinnay ciidamada qalabka sida in ay heegan galaan oo ay ka qeyb qaataan nabadeynta dalka. Dagaalkan ma aha mid ciidamada oo kaliya ay qaadayaan. Waa mid aan rabno in ay shacabka garab nagu siiyaan.”

Madaxweynaha oo ku labisnaaa dharka ciidanka ayaa farriin u diray dhallinyarada Soomaaliyeed ee lagu khalday fikirka xagjirnimada ah, isaga oo u ballan qaaday in ay heli doonaan daryeel iyo soo dhaweyn haddii ay ka tanaasulaan falalka aragixisnimada ah.

“Waxaan rabaa inaan baaq cafis ah u diro dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay shabaabku marin habaabiyeen. Dowladdu waxay ku soo dhaweyneeysaa gacmo furan, waxaan siineynaa waxbarasho ,waxaana u abuureynaa shaqooyin. Ma dooneyno inaan layno dhallinyaradeenna. Waxaan mar kale idinku baaqeynaa in aad kasoo tagtaan Al Shabaab sida ugu dakhsiyaha badan. Waxaad haysatan muddo 60 cisho ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa sheegay in dowladda ay ku jirto saddex dagaal oo ka dhan ah argagixisada, musuqmaasuqa iyo saboolnimada, loona baahanyahay in ay ka qeyb qaataan dhammaan qeybaha bulshada.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku ku geeriyooday qaraxii foosha xumaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, wuxuuna Alle uga baryay inuu bogsiiyo dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen falkaas argagixisonimo.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.