Home Afsomali Full VIDEO Gogoshii lagu duubi lahaa duubkii guud ee xawaadle weyne oo...

Full VIDEO Gogoshii lagu duubi lahaa duubkii guud ee xawaadle weyne oo gudi heer sare ah loo saaray

 

Gogoshii lagu duubi lahaa duubkii guud ee xawaadle weyne oo gudi heer sare ah loo saaray

Shirarkii u socday siyaaaiyiinta dhaqanka iyo culimada  beesha alli gumar  ayaa lagu gorfeey aayaha iyo mustaqbalka beesha xawaadle iyo dhibaatooyinka ka jira deegaanada beesha ayaa laga soo saaray qodobo muhiim u ah

Shirka ayaa diirada lagu saaray arimo ay ka mid ahaayeen danaha beesha sida amniga midnimada  siyaasada horumarinta deegaanada daris wanaaga iyo in aan lakala maarmin waxayna baaq nabadeed ka soo saaree. Walaalaha isku dilayo matabaan oo ay ku tilmaameen dagaal sokeeye oo aan loo baahneyn.

Dhan ka kale waxaa shirka intii uu socday looga haday ciidamada dowaldu geysay gobolka hiiraan oo ay sheegeen in ay ka xun yihiin  maadaama xasaradu ka san tahay  ayna haboneyd in  geeyo ka hor inta aan xasaradu kacsaeyn iyaga oo tilmaamay in xiligaan aan loo baahneyn in ciidamo baladweyne la geeyo.

Waxaa kale oo la go.aamiye in la sameeyo laba gudiga oo kala ah gudiga  qabanqaabada gogosha iyo gudiga dhaqaalaha ku bixi lahaa gogosha kuwaa oo ka booban 11xubnood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.