Home Afsomali Full VIDEO Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo Taageeray Xasiloonida iyo nabada ay heystaan...

Full VIDEO Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo Taageeray Xasiloonida iyo nabada ay heystaan dowlada iyo Shacabka Jabuuti

https://youtu.be/7JwVAdZgEqE

Kulan balaaran oo ay iskuugu yimaadeen Golaha Abwaanada Somaaliyeed ayey qaab maanso ahaan ah fariin ugu direen Shacabka dowlada jabuuti

kulanka ayaa ahaa mid abwaanadu ugu muujinayeen shacabka iyo dowlada Jabuuti sida ay uga xun yihiin rabshadihii dhawaan ka dhacay ee banaanbaxyada watay

dhamaan Abwaanadii iyo fanaaniintii madasha soo xaadirtay ayaa aragtidooda ku cabiray gabayo guuro baranbur iyo khudbooyin waxayna ugu baaqeen shacabka reer jabuuti in ay dowladooda garb istaagaan kuna kalsoonaadaan awaamiirta Madaxweyne ismaaciil Cumar gelle

Shika golaha abwaanda ee ka dhacay magaamada Muqdisho ayaa ku bilowday Khudbado waxaana ku xigay sugaanta kala duwan ee Abwaanada

waxgaradka somaliyeed ayaan weligood  iloobeyn doonin garab istaagii jabuuti burburkii dalka ka dhacay ka dib iyo dadaaladii aan kala go.a laheyn ee daminta colaadaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.