Home Afsomali Full VIDEO Golaha Abwanada iyo Fanaaniinta Waaberi oo xabad joojin shaqeyneysa kala...

Full VIDEO Golaha Abwanada iyo Fanaaniinta Waaberi oo xabad joojin shaqeyneysa kala Dhaxdhiga Maleeshiiyaad

Kulaan oo ay iskuugu yimaadeen Xubno ak socday Golaha Abwaanada iyo qaar ka mid ah Fanaaniinta hobolada Waaberi galmudug istate ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweynayey kooxda fanaaniinta waaberi ee ka dhisan dowlada gaboleydka  Gal mudug

barnaamijka ayaa intii uu socday kooxda looga mahadcelieyey qaabkii ay kol horey u soo dhaweeyeen ergo ka socotay Golaha Abwaanada oo howlo nabadeyn ah u tagay Magaalooyin iyo dagmooyin ka tirsan Galmudug state

shirka waxaa warbixino loog adhageystay abwaanada qaarkood oo magacaabay shaqsi yaadkii kala qeybgalay Xabad Joojintii ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan maamulka Galmudug oo weli shaqeyneysa

Warbixinta soo dhaweynta iyo mahadcelinta Abwaanaada ayaa waxaa ka mid ahaa

Xubnaha Kooxda waaberi galmudug ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin sida loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho iyo martiqaadka loo sameeyey

waxayna balan qaadeen in howlahoodo nabadaynta ah sii wadi doonaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.