Maxay u soo joogeen Golaha Naafada Qaranka Somaliyeed
dadka baahiyaha Gaarka ah qaba dowlada shaqa ma u doontaan mise ka helaan shaqo u dhiganta aqoontooda inta badan maxay noshooda ku maareeyaan
Maxay Noloshooda ku maareeyaan mustaqbalka hiigsigooda ma ka mid tahay in ay dalka madax ka noqdaan su.aalahaa jawaabahooda si aan wax badan uga ogaano ayaa miga la dhaxmaray qaar ka mid ah dadka lixaadkoodu wax ka dhiman yihiin min bilaaw noloshooda ilaa iyo haatan dhanka wax barashada caafimaadka dhaqaalaha howlmaalmeydkoda iyo waxa ay tabanayaan hadaba daawade ku soo dhow jawaabaha ay su.aalahaa ka bixiyeen
Hadal iyo dhamaantii waxaa la yiri jiisi geel ma leh waana garataa