Home Afsomali Full VIDEO hanjabaada Koofur galbeyd ee Somaliland waa in ay bixisaa raali...

Full VIDEO hanjabaada Koofur galbeyd ee Somaliland waa in ay bixisaa raali galin waana ka aarsaneynaa

Kulan lagu tageeray RW Rooble loogana Soo horjeeday Shacbakii laga soo tarxiilay Laascaano ayaa lagu qabtay Muqdisho

Shir degdeg ah oo ay iskuugu yimaadeen qaar ka mid ah  odoyaasha dhaqanka beelaha Somaliyeed ayaa looga hadlay sidii loola dhaqmay shacabkii maamulka Somaliland  ka masaafurisay qeybi ka mid ah deegaanada maamulkaasi gacanta ku haayo

Wax Sidoo kale waxaa lagu lafa gurey sidii laga yeeli lahaa hantidii iyo dhaqaalihii sida qaabka daran looga dhacay dadka marasta ah ee ay dhibaatadubka soo gaartay

Dhaqanka kulanka yeeshay ayaa soo dhaweeyey kaalinti uu kaga hadkay Raiisal wasaare rooble oo ay sheegeen in ay ugu farxeen

Iyaga oo dhanka kale canbaareeyey taaladii uu qaaday maamulka somaliland waxayna ugu baaqeen in uu raali galin iyo magdhow ka bixiyo qasaarihii gaaray shacabkaa soomaaliyeed

Xildhibaan barkhad jaamac batuun ayey ku tilmaameen hadalkiisii mid arinta sii murjinayo

Ugu danbeyntii waxay ku goodbyeen  in ay reer koofur galbeyd ka aarsan doonaan dhibkii gaaray shacabka ka soo jeedo somaliland hadii aan arinta xal laga gaarin

Tirada Guud ee Barakacaasha laascaano laga soo Musaariyey waa 3242 700 oo ka midahna ay soo abxeen soona gaareen deegaanada Maamulka Hirshabelle .

barakacayaashu waxay iskuugu jiraan 194 qoysas ah

lixboqol rag iyo dumar iskugu jira waa iskaabulo 62 ka mid ahna ay soo raaceen gaadiid ay iskood u soo kireysteen ka dib markii qoysaskoodii laascaano laga soo tarxiiley .

80 waxay ahaayeen Ganacsatadii dumarka iyo Caruurta la soo raafay ku dhaxjirtay

gudiga odoyaasha digil iyo mirifle kuwoodii ka yimid Boosaaso iyo kuwii gaalkacyo waxay isku yihiin 11 ruux waxana gudoomiye u ah ugaas ibraahim Maxamed halka Xirirka Caalamiga ahna uu yahay ibraahim Shariif Aadan

warsaxaafadeed

waxaa shir degdeg ah iskuugu yimid Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeedo Deegaanada Koofur galbeyd Somaliya

waxaana lagu taageerayey shirkaa Hadaladii ka soo yeeray Raiisal wasaaraha Somalia Maxamed Xusen Rooble oo ahaa hadal masuuliyadeed qara weyn Humbaarsan qofkasta oo damiir somaliyeed lehna uu u riyaaqay

ragii ka dabaqaataayna waxaana leenahay hadaad diidaan iyo hadaad yeeshaanka Raiisal wasaarihiinu waa Maxamed Xusen Rooble ilaahbaana ka dhigay idinkuna waxaa tihiin daraf ka mid ah maamu goboleydyada Somaliya waxaana gudoomiye Gobol idiin ah Muuse Biixi Cabdi

qodobka 1aad odoyaaha dhaqanka waxay taageero Hiil iuo hooba leh la garab taagan yihiin hadaladii ka soo baxay xafiiska Raiisal wasaare kana soo yeeray Maxamed Xusen Rooble kuwaas oo amaan iyo bogaadin u soo jeediyey waxayna xuseen In ay garab taagan yihiin RW Rooble iyo Xukuumadiisa

qodobka 2aad odoyaashu waxay kale oo taageero la garab taagan yihiin Madaxweynaha Koofor Galbeyd Somaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen

oo gudi heer wasiir ah u magacaabay kuwaas oo gaaray gaalkacyo horeyna ka bilaabay raadinta iyo Xogta barakacayaasha hantida ka maqan

qodobka 3aad odoyaashu waxay baaq kulul u jeediyeen masuuliyiinka ka soo jeedo gobolada waqooyi ee ka daba hadlay Raiisal wasaare Eng Maxamed Xusen Rooble

qodobka 4aad Odoyaaha dhaqanka waxay baaq  canaan iyo u caqli celin u jeediyeen Xildhibaan Jaamac Barqad Batuun oo isaga oo la heybsoci jiray Masraxa Siyaasada ay soo saareen Soomaali oo ah kaasi oo markii ugu horeysay ee uu hadlana Noqday mid taageero Heybsoocii uu ka caban jiray

Canuguu hadal ka laga waayey ee markii hooyadii tiri ilaahow ii hadashii ku dhawaaqay ereyo Aan laga fileyn

ugu danbeyn odoyaashu waxay ku nuuxnuuxsadeen

halntida halkaan ka taal raga ka soo jeedo gobolada waqooyi soona barakiciyey Dadka soo jeedo deegaanada Koofur galbeyd hadii hantidaas laga waayey maamul isku sheega Somaliland uu u weyn yahay Gudoomiyahoda Muuse Biixi Cabdi waxey Noqoneysaa Hantidaas Mel walbo oo ay joogaan in looga aari doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.