Home Afsomali Full VIDEO Hogaamiyeyssha Beesha Murusade oo guul ka soo hooyey shirkii hobyo

Full VIDEO Hogaamiyeyssha Beesha Murusade oo guul ka soo hooyey shirkii hobyo

https://youtu.be/3SjOVLuv3EQ

Xildhibaano heer fadaraal iyo maamulgoboleyd sanatoro wasiiro madaxda dhaqanka mauuliyiin ururada bulshada iyo masuuliyiin kale oo ka soo jeedo beelweynta murusade ayaa madaxweynaha dowlada galmudug state mr Qoorqoor ayaa ku casuumay shir wada tashi ah oo horeyloogu sii amba qaadayo horomarka deegaanada galmudug

shirka ayaa masuulinta murusada isku aragti ka noqdeen

ugu horeyna  waxaa hadalka bilaabay oo wafdiga ku soo dhaweeyey dadka deegaanka oo asal ahan hobyo daganaa waxana sheegeen in ay ku faraxsan yihiin saami qeybsiga awooda beeshu leedahay ama laga siiyey oo ay noqdeen beesha kursiga labaad  ee ugu badan mujtamaca deegaanka

sanator Cabdi dhuxulow dhagdheer ayaa carabka ku dhuftay in beeshu deegaan ahaan ugu badan yihiin beelaha sacad iyo saleemaan halka sadaxaadna ay tahay beesha murusade

Shirka ayaa waxaa hareeyey sawaxan sacab iyo alalaase

halkii dhagdheer lagu arko dhuxulow lagama waayee mahadcelin iyo soo dhaweyn maqaamkeedu sareeyo ka dib wuxuu ka sheekeeyey wada dhalashada iyo sida ehelka la isugu wada yahay waxaana shacuurtiisa laga dheehan karay qaabka muga weyn ee uu ugu faraxsan yahay sha.niga soo dhaweynta iyo darajada beesh ku leedahay meeqaabka galmudugta cusub ee uu hogaamiyo madaxweyne qoorqoor ugu faraxsan yahay wuxuu balan qaaday

in safarka safarkaan xiga ay ku tagi doonaan magaalooyin mudo ay ka maaganaayeen oo ku taal galgaduud .

Haddaba waxaa muuqato  Galmudug ay u muuqato inay hore u soconayso maadaamaa siyaasiyiintii iska soo horjeedi jiray ay Hobyo wada joogaan waxaa looga fadhiyaa waxqabad la taaban karo oo dhan walba ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.