Banaadir gust house waa hotel qaab casri ah loo qalabeeyey hadana waa deegaan laga heli karo agab kasta oo laga isticmaalo guryaha
Hotelka ayaa uu sameysan sidii guryaha caadigaa uga qalabeysan waana hotel noociisu uu ku cusub yahay dalka laga horgaliyey magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka daarta dabka ee xaafada hodan sida uu sharaxayo maamulaha Banaadir gust house Eng Cali Cadi Sheikh ali Aar