Home Afsomali Full VIDEO Khudbada Farmaajo qof kasta Qofkiisa Qawaariij uma arko ee Qof...

Full VIDEO Khudbada Farmaajo qof kasta Qofkiisa Qawaariij uma arko ee Qof kale ayuu u arkaa

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay hay’adihii kaalinta ka gaystay u gargaarida dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Khamiista

Dad aan naftooda rabi waa musuubo taagna  loo heli  maayo

Waxaa u  harey is qarxis iyo Adeegsiga wiilal yaryar oo ay masklaxda ka xadeen waa doqomo loo dirsaday in ay dilaan waalidkood guryahoodana qaraxiyaan

Isqarxiska wuxuu u baahan yahay dhaqale iyo Cilmi iyo Aqoon durugsan

Dalku dagaal ayuu ku jiraa wax la iska indhatiro karo maaha ka jiri karo qof dhahayo dhaxdhaxaad ayaan ka aheyd codwga ayaa la sacotaa ama dowladaada garab istaag

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kullan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo ay ku jiraan Wasiirro.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyay hay’adahaas kaalintii ay ka gaysteen gargaarkii loo fidiyay dadkii birimageydada ahaa ee ay sida waxshinimada ah u laayeen argagixisada Al Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku boorriyay dhammaan dadkii kasoo qeyb galay kulankan in ay muujiyaan isku duubni, ayna u istaago sidii loo cirib tiri lahaa kooxaha nabad diidka ah iyaga oo wada shaqeyn buuxda la yeelanaya laamaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.