Home Afsomali Full VIDEO kulan is cafinta siyaasiyiinta waqooi iyo halaqa, waxaan idinka difaacayaa...

Full VIDEO kulan is cafinta siyaasiyiinta waqooi iyo halaqa, waxaan idinka difaacayaa dawacooyinka iyo dhurwaayada geesihiina taag taagan,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo hadal ka jeediyey kulan is-cafis ah oo siyaasiyiinta Gobolada waqooyi ee dalka  ayna kala hoggaaminayeen Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo RW KU Xigeen Mahdi Maxamed Guuleyd Qadar

Ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho

RW Xukuumada Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble  ayaa u balan qaaday inuu ka hor istaagi doono cid kasta oo isku dayda inay ku sameyso boob doorastoodao.

Waxaan diyaar u ahay inaan inka celiyo halaqa, dawacooyinka iyo dhurwaayada geesihiina taag-taagan, nidaamkiina raaca cid idin soo faro-geli karta ma jirto, anigana diyaar ayaan idiin ahay har iyo habeen,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.

 

Ra’iisul wasaaraha ayaa muujiyey rajo ah in xaaladda uu hadda dalku ku sugan yahay laga gudbi doono, isla markaana aysan jirin cid loo xanibnaanayo.

Masuuliyiin shirka hadaladaa Iscafinta ah ka soo jeediyey ayaa waxaa ka mid ahaa

Boqor Cumaan Ow Maxamuud Boqor Buur Madow

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi

RW KU Xigeen Mahdi Maxamed Guuleyd Qadar

Madaxweyn Hore  Xasan Sheikh Maxmauud

RW hore Xasan Cali Kheyre

Gudoomiyaha Maxkamada sare Bashe Yuusuf

Iyo Masuuliyiin kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.