Raiisal wasaare kheyre ayaa ayaa shir gudoomiyey kulan ay markii ugu horeysay dagmada dayniile ku yeesheesheen gudiga Amniga loogana hadlayey sugida amnaaka iyo hirgalinta nabad ku soo dabaalida guud ahaan dalka somaliya .
Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga Gudaha , Warfaafinta iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho taliyayaasha Boliska nabadsugida kuwa saldhigyada taliyaha boliceka Gobolka banaadir iyo saraakiil kale .
Kulanka oo saxafadu dibad jog ka aheyd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafada uga warbixiyey si wada jir ah gudoomiyaha gobolka banaadir Taabid Cabdi Maxamed iyo wasiirka warfaafinta Enj Yariisow waana kuw aan iyaga oo faahfahinaya qodobadii ay isla meel dhigeen .
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0