Home Afsomali Full VIDEO Madaxweyne dani iyo James Swan oo ka wada hadlay xaalada...

Full VIDEO Madaxweyne dani iyo James Swan oo ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta hoygiisa Muqdisho, ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya Colleen Crenwelge iyo Safiirka Dowladda Ingirisiiska ee Soomaaliya Kate Foster.

https://youtu.be/UC3yd-MUAAA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.