Home Afsomali Full VIDEO Mahdi guuled oo lagu ashatakeeyey rooble in uu faraha kala...

Full VIDEO Mahdi guuled oo lagu ashatakeeyey rooble in uu faraha kala baxo kursi beeli leedahay

Kualan taageero loogu muujiyey xilbaan hore xusen carab case oo muqdiaho ka dhacay

Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii kursiga beel baha duqsi aan cid kale ugu fadhiisan waxaana munaasibada ka soo qeybgalay siyaasiyii ganacsato bahda dhaqanka   dhalinyaro  haween iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay
Masuuliyiin madasha ka hadalshay ayaa sheegay in ay taageerayaan isla markaana garab taagan yihiin Xusen Carab ciise ayna u wakiisheen kursiga reerka
Ee tirsigiisu yahay hope 239 waxayna xuseen In  ay leeyihiin  reer baha duqsi  oo kaliye
Waa in aan la fara galin karin
Boobka uu ku haayo raiisal wasaare ku xigeen
Waxaan suldaanka uga digeynaa in uusan reer kale u booking kursiga reer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.