Home Afsomali Full VIDEO Maxamed Dheere Jowhar international Airport

Full VIDEO Maxamed Dheere Jowhar international Airport

Madaxweynaha Hirshabelle DR Maxamed Abdi Waare  Ayaa Si Rasmi ah Garoonki Diyaaradaha Jowhar ugu Magac daray Maxamed Dheere Jowhar international Airport  Xarigana ka jarey

Muqaalka Xarig Ka jarka Munasabada  si heer sareah loo soo agaasimay oo ka dhacay goornka Maxamed Dheere ee Jowhar international airport ayaa waxaa ka hadlay Madaxweyne ku xigeenka hirshabelle State Cali Guudlawe Xusein oo ka shakeeyey mudnaanta iyo muhiimaxda ay leedahay ingaroonka loogu magacdaro Marxuum Maxamed Cumar Xabeed M dheere iyo waxqabadkiisii isaga oo sheegay Mahadcelin iyo taageero ka sokow in u ku faraxsan yahay

Madaxweynaha Hirshabelle State Dr Maxamed Cabdi waare oo munasibada soo xiray ayaa si wasmi ah ugu dhawaaqay in haatanwixii ka danbeeyo uu yahay Magaca garoonka Jowhar international airport sidoo kalana xariga ka jaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.