Home Afsomali Full VIDEO Qarax Dad laayey oo beydhabo ka dhacay

Full VIDEO Qarax Dad laayey oo beydhabo ka dhacay

Goobjoogayaal ayaa  sheegay in ugu yaraan saddex qof ay dhinteen in ka badan 15 kalena ay dhaawacmeen markii qaraxaasi uu dhacay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa Mid lagu aasay dhulka.

Dadka dhintay ayaa la sheegay laba inay ahaayeen carruur.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa u dhow xero ay leeyihiin dadka barakacayaasha ah waxayna dhinaca waqooyi ka xigtaa magaalada Baydhaba.

Ciyaaraha ka socday goobta ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwo loogu dabbaaldegayey munaasabadda ciidda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.