Home Afsomali Full VIDEO Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah...

Full VIDEO Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo xiray Madasha sanadlaha ah ee Aragti Wadaagga Heritage oo lagu qabtay dalka Djibouti taas oo sanadkan looga doodayay xasaradaha Geeska Afrika iyo sidii xal loogu heli lahaa.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuiriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa madaxweyne Geelle uga mahad celiyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska  Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.