Home Afsomali Full VIDEO Reer Mandheere C janan uma baahnine 24 saac ha nooga...

Full VIDEO Reer Mandheere C janan uma baahnine 24 saac ha nooga baxo

https://youtu.be/cUI_atiSCb0

Maamulka Mandheere ee deegaanka N.F.D ayaa ugu baaqay wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirasiid Xasan Nuur (Janan) inuu isaga baxo gudaha magaaladaasi.

Maamulka oo shir jaraid qabtay  ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in markale Mandera laga dareemo xiisado colaadeed.

 

Sidoo kale waxa ay wasiir Janan oo baxsad ka ah dowladda Soomaaliya iyo ciidamadiisa u qabteen in 24 saacadood gudahooda ay uga baxaan halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.