Home Afsomali Full VIDEO RW Ku xigeenka oo shaaciyey waqtiga lagu soo gabagabèyey doorashadii...

Full VIDEO RW Ku xigeenka oo shaaciyey waqtiga lagu soo gabagabèyey doorashadii Gobolada waqooyi ee dalka

https://youtu.be/A6v6TFZXnEo

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleee ( Khadar) ayaa sheegay in uu yahay Nin Nabadeed, wuxuuna Nabad ugu baaqay Farmaajo iyo Rooble.

Qoraal uu soo dhigay Twitter-ka ayuu Mahdi Maxamed Guuleee kuyiri” Waxa aan ahay “Tabliiqi Nabadeed”. Waxaa aan labada oday ugu baaqayaa in ay dalka caymadiyaan.

#Soomaaliya Guul

Waxaa saacadihii la soo dhaafay sii xoogeystay khilaafka Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo ku dhow in arrin millateri la isku adeegsado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.