Qaar ka mid ah Saamileyda iyo shaqaalaha shirkadaha kala duwan ee loogu yeero magacyada foor gambis forakis iyo jiq oo jiif ayaa bilaabay in ay sameeyaan Banaabaxyo cabsho oo jeebkoda ah
Maalmihii Danbe ayaa waxaa Magaalada ku soo badanayey banaanbaxyo been abuur ah oo lagu taageerayo shirkadahaasi dhacay iyo boobka caadeystay ayna dhigayaan shaqsiyaad bah wadaag la ah
Mudaaharaadayaasha oo iska dhigayey dadkii lacagaha laga dhacay oo dib u helay xaqoodii ayaa fiidiyow iska soo duubay ay ku dalbanayaan in dowladu ogolaato shaqada ay hayaan shirdahaani bulshadu u aragto kuwa aan sharci aheyn
Banaanbaxyaasha ujeedada kale leh ayaa madaxda dowlada iyo hey.adaha maaliyada ka dalbaday in hadiiba ay xaqoodii heleen loo fasaxo howsha daqli qaadashada ah ee shirkadahaan lagu qasaaray
Fiira gaara intii cabashada la duubayey waxay ka dhuumanayeen ciidamada dowlada oo diiday in xafiisyada shiradahaa aan la furi kari hase yeeshee si dhuumaaleysi ah howsha u waday
Banaanbax fake ah
dadkii dhaqaalahooda la dhcay ayaa sidaan warkoodu ahaa