Home Afsomali Full VIDEO Sadax sano guuradii lafta gareen waxay salfatay oo aan la...

Full VIDEO Sadax sano guuradii lafta gareen waxay salfatay oo aan la xusin 78 guuradii ciidanka bolice ka

Hadii laabi meel aado indho waxba ma arkaane waxaan la xusin loona xafladeyn sanadguuradii ciidamada bolice oo 78 jirsaday inta badan  madaxda dalka ayaa ku mashquulay oo aaday baydhabo janaay si ay uga qeybgalaan munaasibada 3 sano guurada caleemo saarkii mudsne lafta gareen oo la filayey in uu soo hadal qaado arinta muqtaar roobow

Balse waxaa Sadax sano guuradii lafta gareen ay salfatay oo aan la xusin 78 guuradii ciidanka bolice ka.

Dhanka kale xafiiska madaxweynaha ayaan xitaa laga helin wax hambalyo ah oo ku aadan sanadguurada 78aad aas aaska ciidanka bolice ka

Waxaana dhici karta in munaasibadaa dib loo qaleeyo sida ay filayaan dad badan madaxda dowlada ayaan weli sheegin sababta dowladu u awoodi weyday in maamlinkaa loo xafladeeyo ciidanka bolice somaliyeed oo lagu tulmaamo hooyadii ciidamada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.