Home Afsomali Full VIDEO Safiirkaka IGAD Jamaal Maxamed Xassan oo Muqdisho looga farxiyey

Full VIDEO Safiirkaka IGAD Jamaal Maxamed Xassan oo Muqdisho looga farxiyey

Kulanka ay ka qeybgaleen odoyaasha dhaqanka ee ku mideysan dalada golaha nabadeenta iyo dib u heshiisinta soomaaliyeed ayaa looga hadlay xaaladaha nabadglayada iyo dib u heshiisiinta

Waxaana munaasibada shahaado sharaf lagu gudoonsiinayey  safiirka igad u fadhiyo soomaaliya  ayna  soo qaban qaabiyeen golaha nabadeenta iyo dib u heshiisinta soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho.

Kulanka waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka  soomaaliyeed waxana ay kulan la qaateen Safiirkaka IGAD Jamaal Maxamed Xassan shirka ayaa intii uu soday diirada lagu saaray arimaaha dib uheshiisiita iyo nabadeenta

Xubnaha golaha  oo  madasha hadalo ka soo jeediyey ayaa ku dheeraaday ka hadalka ahmiyada ay nabadu leedahay waxaana ka mid ahaa hadaladoodii

safiirka wadamada igaad ee dalka somaliya jamaal maxamed xassan ayaa ugu danbeytii ka mahadceliyey shahaadada lagu abaal mariyey wuxuuna balan qaaday in uu odoyaashada kala shaqeyn doono arimaha nabadaynta iyo dib u heshiisiinta

Safiir jamaal ayaa odoyashada kula dardaarmay in ay saldhig u noqdaan nabadeynta iyo dib u heshiisiinta  shacabka somaliyeed  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.