Home Afsomali Full VIDEO Shacabka Muqdisho oo aad u amaanay maamulka Jubaland ee...

Full VIDEO Shacabka Muqdisho oo aad u amaanay maamulka Jubaland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed

https://youtu.be/ZqSvkN9ko6k

https://youtu.be/nFaWj8f3BSM

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada guud ee deegaanada uu ka Talaiyo maamulka Jubaland ee uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe
Waxeyna ka hadleen arimaha amaanka doorashooyin horumaraka dhaqaalaha Caafimaadka iyo ka qeybqaadashada shirarka dibu heshiisiinta
Qaar ka mid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo aan micga Star tv la dhehmarnay ayaa aragtidooda ka dhiibtay qaabka uu u shaqqeeyo Maamulka Jubaland kuwaa oo soo dhaweyn iyo hambalyo iskuugu daray madaxweynaha maamulkaa Axmed Maxamed ISlaam madoobe iyo ku xigeenadiisa oo ay ku tilmaameen maamulka ugu wanaagsan maamulada dalka ka jira ayna yihiin kuwo isku kalsoon
Ugu danbeyntiina shacabka Jubbaland ayey ugu baaqeeyn in ay maamulkooda garab istaagaan ayna ku taageeraan dadaamada horumarineyd ee uu wado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.