Home Afsomali Full VIDEO Sodohdey guriga ma iman karto iyo hooyadey in ay guriga...

Full VIDEO Sodohdey guriga ma iman karto iyo hooyadey in ay guriga iman karo waxaan weydiinaa naagteyda waxaasaa socdo

https://youtu.be/2V4cUv7Bgk8

Gabadhan Ayaa Tiri

“Ninka iguur,,sanayow aniga iyo Hooyadaa” Nakala dheere oo isku Meel Hana dajinin , Hooyada iga dheerey marabe ayey KU Celcelisay waxayna Sido kale sidaas kula Talisay Gabdhaha somaaliyed ,

Gabadhan Aya sheegtay in hooyoyinka Dhalay Wiilasha Somaliyed Ay caqabad kuyihiin Dhismaha Qoyska ama Jiritanka Lamaanaha ,
Wiil 30 Sano Laso Korinayay Ayey Rabtaa”
In Aay Hooyadii iyo asiga kala fogeyso”
Guri Ayse Hoyadaa imaan Karin Iyad Hoyaded
Imaan karin ilma Ku Dhasha Daanyeero miyey
Noqo Nayaan bini,aadam maba Noqo nayaane”

Hadaba wiilow Hooyada ma iska fogeen lahed Oo maka dheeren lahed adigo Adeecaya Gabadha aad gursatay ama xaaskada ?
Oo ku Aragtay Adiga oo Qurxan Nin weyn Ah
Hooyo ku soo Barbaari,satay”
Gabadho fakirkas Guracan
Taageersan” Somali maku Badan yahiin?

fikirkiina Nala wadaaga Gabadhan ma khaldan Tahay misna way saxan tahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.