Home Afsomali Full VIDEO Tacsi iyo Duco Muqdisho loogu sameeyey Aasaasihii ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka...

Full VIDEO Tacsi iyo Duco Muqdisho loogu sameeyey Aasaasihii ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Qaranka Soom

Kulan tacsi iyo doco ah  oo muqdisho loogu  sameeyey marxuum Dr  Warsame Cabdulaahi Cali oo loo yiqiinay warsame indhool oo dhawann xanuun ugu geeriyooday  magaalo madaxda dalka masar  ee qaadira

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay qaar ka mid ah ehelada marxuumka xildhibaano Siyaasiyiin Xubno ka socday ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka qaranka   culumaaudiin dhalinyaro haween iyo waxgarad kale oo marxuumka u murugoonayey

Gudoomiye ku xigeenka Iskaashatooyinka qaranka ayaa ku dheeraaday ka hadalka taariikh nololeydka  Dr  Warsame Cabdulaahi Cali oo ahaa aasaasihiin ururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka qaranka

Waxaana sidoo kale goobta ka soo jeediyey ducooyin waano iyo isxasuusin

  1. Gudoomiyaha dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Cadceed Cusmaan Shuuriye
  2. Gudoomiye ku xigeenka iskaashatooyinka Maxamed Muuse Maxamed
  3. Ugaas Maxamuud Cali Ugaas
  4. Maxamamuud Khaliif Shire
  5. Muxudiin Xasan Afrax
  6. Xildhibaan Cali Maxamed Yuusuf
  7. Islaan Axmed Cali
  8. Xil Cabdicasii
  9. Ugaas Maxamed ugaas Xaashi
  10. Iyo masuuliyiin kale

Waxaana ay soo bandhigeen waxqabadkiisii min bilow iyo dhamaad  aqoon durugsan oo ay u lahaayeen darted

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.