Home Afsomali Full VIDEO Taliska Bolice ka oo la wareegay Xabsiga Cusboole ee degmada...

Full VIDEO Taliska Bolice ka oo la wareegay Xabsiga Cusboole ee degmada Deyniile.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa uga digay maamullada degmooyinka isticmaalka awood ka baxsan sharciga, xilli maanta ciidanka booliiska lagu wareejiyay Xabsiga Cusboole ee degmada Deyniile.

Xeer ilaaliyaha waxaa uu  sheegay in Ciidanka Booliiska lagu wareejiyay Xabsiga Cusboole  sidoo kalena la baarayo falalkii la sheegay in ay ka dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.